Caalamka

Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay 22 Wasiir oo Cusub oo uu Soo Magacaabay Abiy Ahmed
Baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyey 22 wasiir oo uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyadoo Dr. Fitsum Assefa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda.

Afar hoggaamiye oo Afrikaan ah oo bayaan wadajir ah ka soo saaray xaaladda gobolka
Hoggaamiyeyaasha Masar, Eritrea, Soomaaliya iyo Suudaan ayaa bayaan wadajir ah ku baaqay xal siyaasadeed, xasilloonida gobolka iyo ilaalinta madax-bannaanida dalalka.